Garyaqaan Aar Oo Talooyin U Soo Jeediyey Xisbiyada Mucaaradka ah
January 13, 2020 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Sharciyaqaan Mubaarik Ibraahim Aar, ayaa xisbiyada muraaradka ah ee Soomaaliland u soo jeediyey, in aanay ka daalin in ay xal ka gaadhaan muranka Guddidada Doorashooyinka, oo maanta dib u soo laba kacleeyey.

Sawirka iyo muuqaalka: Saab Tv

Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS