Soomaaliland: Lix Nin Oo Qisaas Dil Ah Lagu Fuliyey
January 15, 2020 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Ciidanka Soomaaliland, ayaa saaka qisaas dil toogasho ah ku fuliyey lix gacankudhiigle, oo hore maxkamadi dilka ugu xukuntay, ka dib markii ay hore dilal u geysteen, iyada oo lagu toogtay meel fagaare ah oo ku yaalla Jeelka dhexe ee Mandheera.

Xeer Ilaalinta Soomaaliland, ayaa soo saartay qoraal ay ku faahfaahinayso magacyada gacankudhiigleyaasha la toogtay iyo mid kastaa ba marxuumkii uu dilay. Waa na kan qoraalkaasi:


Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS