Shir Lagu Gorfaynayo Caqabadaha Lidka Ku Ah Doorashooyinka Soomaaliland Oo Hargeysa Ka Furmay
January 15, 2020 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Shir lagaga doodayo, sidii loo iftiihin lahaa xalka laga gudbi karo muranka ragaadiyey doorashooyinka Soomaaliland, ee uu ugu horreeyo ka Guddidada Doorashdaa, ayaa maanta ka furmay Hargeysa.

Waxa shirkan oo soo qabanqaabisay Akademiga Nabadda iyo Horumarka ee Soomaaliland.

Sawirka iyo muuqaalka Universal Tv

Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS