Hargeysa: Komishanka Maamulwanaagga Iyo La Dagaallanka Musuqmaasuqa Oo Guddoomiye Cusub Doortay
January 16, 2020 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Afar xubnood oo ka mid ah shan xubnood, oo uu ka kooban yahay Komishanka Maamulwanaagga Iyo la Dagaallanka Musuqmaasuqa ee Soomaaliland, ayaa guddoomiye cusub u doortay, Dayib Aadan Xaaji Cali, ka dib markii ay xilkii ka qaadeen guddoomiyihii hore.

Sawirka iyo muuqaalka: Saab Tv

Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS