Wiirka Beeraha Soomaaliland Oo Jarmalka Lagu Soo Dhaweeyey
January 19, 2020 - Written by C M

frankfurt-(GLN): Wasiirka wasaaradda Beeraha Soomaaliland, Axmed Muumin Seed, ayaa safar ku tegay dalka Jarmalka, isaga oo ay halkaa ku soo dhaweeyeen qaar ka mid ah Jaaliyadda Soomaaliland.

Sawirka iyo muuqaalka: Saab Tv

Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS