Xildhibaan Foosiya Oo Laga Wareystay Arrimo Iyada Saamayn Ku Leh
January 21, 2020 - Written by C M

Muqdisho-(GLN): “Maalintii aan noloshayda ugu farxadda badnaa, waa maalintii Jaamacadda Hargeysa la furay, ee dad kun iyo dheeraad ahi soo fadhiisteen hoolkii, ee aan qudbad ka jeediyey ee aan ku dhawaaqay in aanu jaamacaddii furnay,” ayey tidhi Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan, oo sidan ku sheegtay wareysi dheer oo uu la yeeshay weriye Khaalid Foodhaadhi.

Sawirka iyo muuqaalka: Khaalid Foodhaadhi

Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS