Hargeysa: Xal Laga Gaadhay Guri La Is Ku Haystay 50 Sano
January 22, 2020 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Maxkamadda sare ee Soomaaliland, oo kaashanaysa guddi dhexdhexaadin ah, ayaa shaaciysay in xal laga gaadhay guri la is ku haystay muddo ku siman 50 sano, oo intaa ba dacwaddiisu maxkamadaha ka socotay, is la markaa na dhinacyada ku muransanaa dhibaato ku dhex martay.

Sawirka iyo muuqaalka: Saab Tv

Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS