Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Soomaaliland Oo La Kulmay Wefdi Ka Socda Dalka Danmark
January 23, 2020 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Guddoomiyaha maxkamadda sare ee Soomaaliland, Aadan Xaaji Cali, ayaa maanta Hargeysa ku la kulmay wedti ka socda Darmark, oo Soomaaliland safar ku jooga.

Muuqaalka: Saab Tv

Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS