Shir Lagaga Tashanayo Dhismaha Waddada Is ku Xidhaysa Hargeysa,Oodweyne Iyo Burco Oo Hargeysa Ka Qabsoomay
January 27, 2020 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Shir wadatashi ah oo ku saabsan waddada is ku xidhaysa Hargeysa, Oodweyne iyo Burco, ayaa lagu qabtay magaalada Hargeysa.

Muuqaalka iyo sawirka: Saab Tv

Gacanlibaaxnews
News

COMMENTS