Wefti Ka Socda Bangi Islaamiga Ah Oo Ku Yaalla Thailand Oo Hargeysa Tegay
January 27, 2020 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Guddoomiyaha baanka dhexe ee Soomaaliland, Cali Maxamed Ibraahin “Baqdaaqi”, ayaa Hargeysa ku soo dhaweeyey wefti ka socda bangi Islaami ah , oo ku yaalla dalka Thailand.


Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS