Waxay Innala Wadaagayaan Colaad Ka La Fogaysay Oo Xal Loo Helay
January 30, 2020 - Written by C M

Ceel-Afweyn-(GLN): Laba hablood oo ka soo jeeda deegaanka Ceelafweyn, ayaa sheegay in colaaddii soo noqnoqonaysay ay sababtay in ay ka la fogaan, iyaga oo sheegay in ay ilmaabti yihiin. Waxay sidan ku sheegeen wareysi uu la yeeshay Cabdisalaan Hereri.

Sawirka iyo muuqaalka: Universal Tv

Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS