Hargeysa: Xukuumadda Oo Heegangelisay Hawlwadeenno Caafimaad Oo Baadhaya Xanuunka Coronavirus Ee China Ka Dillaacay
January 30, 2020 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Xukuumadda Soomaaliland, ayaa maanta garoonka diyaaradaha ee Cigaal ku soo bandhigtay hawlwadeenno caafimaad, oo baadhi doona dadka ka imanaya China, si looga gaashaanto xanuunka Coronavirus ee ka dillaacay dalka China.

Sawirka iyo muuqaalka: Dhammays MG

Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS