Guddoomiyaha Guurtida Oo Beeniyey In Uu Iscasilay
February 2, 2020 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Guddoomiyaha Golaha Guurtida Soomaaliland, Md. Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa sheegay in aanu jirin wax iscasilaad ah oo uu sameeyey, is la markaa na laga beenabuuray.

https://www.youtube.com/watch?v=5kh_zPVEeRc
Muuqaalka iyo sawirka: HCTV

COMMENTS