Hargeysa: Goob Qashinka Lagu Qubo Oo Dadka Dhib Ku Haysa
February 6, 2020 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Qaar ka mid ah dadka ku ag ganacsada goob qashinka iyo wasakhda lagu daadiyo, oo u dhow fooqa jajabka oo ku yaalla dhinaca dooxa xigta ee suuqa Waaheen, ayaa sheegay in ay halis caafimaadaro ka la kulmaan qashinka goobtaas lagu daadiyo.

Sawirka iyo muuqaalka: Suxufi Sinyoore

Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS