Madaxweynaha Jabuuti: โ€œMaxkamadda ay sheegayaan (Shirkadda DP WORLD) mid Annaga na qabata maaha.”
February 6, 2020 - Written by C M

Djibouti-(GLN): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Md. Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa wareysi ay laanta af Soomaaliga ee idaacadda VOA la yeelatay, waxa uu ku sheegay in dacwadda ay shirkadda DP World ka gudbisay dawladda Jabuuti, aanay ahayn mid waxyeello u geysan karta. Waxa kale oo maxweynaha la weydiyey su`aalo ka la duwan oo la xidhiidha muran iyaga iyo Kenya ka dhexeeya, dagaalka Alshabaab iyo arrimo kale.

https://www.youtube.com/watch?v=GouNyrd-2lM&feature=youtu.be
Muuqaalka iyo Sawirka: VOA Soomaali

Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS