Guddoomiye Saleebaan: “Doorashada muddo ayaa loo qabtay oo muddadeeda na way dhacaysaa.”
February 8, 2020 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Guddoomiyaha Golaha Guurtida Soomaaliland, Md. Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa xisbiyada mucaaradka ah ugu baaqay in ay waaqaca aqbalaan, is la markaa joojiyaan qaylada badan ee ay kaga dardaarwerinayaan qabsoomitaanka doorashooyinka.

Muuqaalka iyo sawirka: HCTV

Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS