Hooyo Soddon Sano Silsiladi Ku Xidhnayd Oo Gumrad Caafimaadka U Baahan
February 9, 2020 - Written by maamule

Samekaab-(GLN): Hooyo Ardo oo ku nool deegaanka Samekaab, oo ka tirsan gobolka Sool, ayaa xilli lagu qiyaasay soddon sano waxa hayey xanuunka dhimmirka, iyada oo silsilad lugta lagaga xidho.

Hooyo Ardo, ayaa u baahan gurmad caafimaad oo wax lagaga qabanayo xunuunka ku dhacay, iyadoo ummadda Soomaaliyeed loogu baaqay in ay ka qaybqaataan gurmad hooyadan loo samaynayo.

Muuqaalka iyo sawirka: SLNTV

COMMENTS