Madaxweynaha Soomaaliland Oo Safar Ugu Baxay Itoobiya
February 9, 2020 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta safar ugu baxay dalka Itoobiya, Adis-ababa, halkaas oo uu ka furmay shirka midowga Afrika, is la Markaa na uu ku sugan yahay madaxweynaha dawladda faderaalka Soomaaliya, Md. Maxamed Cabdillaahi Farmaajo.

Muuqaalka iyo sawirka: Saab TV
Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS