Dhibaatadii China Ku Hayey Muslimiintooda Oo Corovirus Laga Dheehan Karo
February 9, 2020 - Written by C M

Xanuunka adduunka oo dhami ka qayliyey ee laga qaado Corovirus, ee ga’doomiyey dadka iyo dalka China, ayaa marka si feejigan loo dhugto saamaynta xanuunka, waxa soo baxaysa in uu yahay ciqaab Rabbaani ah oo China ku habsatay, ka dib markii ay dhibaatooyin aan tiro lahayn iyo ga’doomin ba isugu dareen Muslimiinta dalkooda ku nool.

https://youtu.be/xLjiaPpny1Y
Muuqaalka iyo sawirka: Xogta Dahsoon.

Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS