Masuuliyiin Ka Tirsan WADDANI Oo Sweden Lagu Soo Dhaweeyey
February 11, 2020 - Written by C M

Stockholm-(GLN): Wefti uu hoggaaminayo xoghayaha abaabulka ee xisbiga WADDANI, Cabdillaahi Jaamac Cismaan “Geeljire”, ayaa lagu soo dhaweeyey caasimadda Sweden ee Stockholm.

Muuqaalka iyo sawirka: Saab TV
Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS