Madaxweynaayaasha Soomaaliland Iyo Soomaaliya Oo Addis Ababa Ku Kulmay
February 12, 2020 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliland, Yaasiin Xaaji Maxamuud Faratoon, ayaa sheegay in ay Addis Ababa ku kulmeen madaxweynaha Soomaaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdillaahi Farmaajo.

Muuqaalka: Bulsho Tv

Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS