Tartan Qur’aanka Kariim ah Oo Sagaal Dawladood Uga Furmay Nairobi
February 12, 2020 - Written by C M

Nairobi-(GLN): Tartan ku saabsan Qur’aanka Kariimka oo ay ka qaybgelayaan tartameyaal ka ka la socda sagaal dawladood, ayaa ka furmay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

https://www.youtube.com/watch?v=O9FJvAoA5oM&feature=emb_title
Muuqaalka iyo sawirka: HCTV

Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS