Somaliland: Imtixaan Shaqo Oo 22 Qof Ka Soo Baxeen 1500 Oo Qof
February 15, 2020 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Hay’adda Dhaqaalaha Dawladda ee Soomaaliland, ayaa maanta ku dhawaaqday 22 qof, oo ku guulaystay Imtixaan loo galay buuxinta shaqooyin ka bannaan wasaarado iyo hay’ado dawladeed, kuwaas oo ka guulaystay 1500 oo qof.

Muuqaalka iyo sawirka: Somcable Tv
Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS