Ninkii Aabbihii Qaraxa Ku Dilay Ayuu La Kulmay Oo Sidan Ayuu Xaalku Noqday
February 18, 2020 - Written by C M

Wiilkan oo lagu magacaabo Garil, wuxuu aabihii ku waayay qarax ka dhacay magaalada Bali, markaa oo uu dhiganayay dugsiga hoose.

Qaraxa uu aabihii ku geeriyooday, wuxuu ahaa weerarkii argagixiso ee ugu khasaaraha badnaa waddanka Indonesia, kaas oo lagu dilay in ka badan 200 oo ruux.

Ugu dambeyn Garil, waxa uu fursad u helay in uu la kulmo ninkii fuliyay qaraxii aabihii ku dhintay, kaas oo hadda ku xukuman xabsi daa’in.

Muuqaalkan uga bogo sheekadii dhex martay.

https://youtu.be/k_u25QlMmZg
Xigasho: BBC Soomaali
Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS