Madaxweyne Muuse Oo Wax Aan La Aqbali Karin ku Tilmaamay In Madaxweyne Farmaajo Uu Hargeysa Yimaado
February 18, 2020 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta shaaca ka qaaday in aanay suurtagal ahayn in uu Hargeysa yimaado madaxweynaha dawladda Faderaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdillaahi Farmaajo.

Madaxweyne Muuse, ayaa hadalkan sheegay mar uu maanta khudbad u jeedinayey baarlamaanka Soomaaliland.

Muuqaalka iyo sawirka: Star TV
Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS