Madaxweyne Muuse Oo Ka Hadlay Xaalado Soomaaliland Ku Geedaaman
February 18, 2020 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Madaxweynaha Soomaaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, oo maanta khudbad u jeediyay labada gole baarlamaan ee Soomaaliland, ayaa hadlay xaalado ka la duwan oo saamayn ku leh geeddisocodka Soomaaliland.


Muuqaalka iyo sawirka: Ilaysnews
Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS