Xildhibaan Foosiya Yuusuf Oo Jawaab Siisay Masuul Hore U Sheegay In Soomaaliland Awood Lagu Muquuniyo
February 22, 2020 - Written by C M

Muqdisho-(GLN): Xildhibaan Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan, oo ka tirsan Baarlamaanka dawladda Federaalka Soomaaliya, ayaa jawaab siisay oday Maxamed Yuusuf, oo hore raysalwasaare uga soo noqday Soomaaliya, oo hore u sheegay in Soomaaliland lagu muquuniyo awood ciidan, iyada oo xildhibaan Foosiya sheegtay in hadalkaa uu ku tiraabay uu ahaa gef iyo meelkadhac, is la markaa na ay aad uga xun tahay.

https://www.youtube.com/watch?v=uJty5FQptKo&feature=youtu.be
Muuqaalka iyo Sawirka: Xil. Foosiya

Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS