Gegeda Daduuradaha Burco Oo Xukuumaddu Shaacisay Xilliga Dib Loo Dhisayo
February 24, 2020 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Wasiirka Gadiidka iyo Jidadka ee Soomaaliland, Cabdillaahi Abbokor, ayaa sheegay in sannadkan 2020 dib loo bilaabi doono dhismaha garoonka diyaaradaha ee Burco.

Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS