Fayraska Corona Oo Cabsidiisii Sii Weynaatay, Madaxweynihii Hore Ee Masar Oo Geeriyooday iyo Warar Kale, BBC Soomaali
February 25, 2020 - Written by C M

London-(GLN): Madaxweynihii hore ee Masar, Xusni Mubaarak, ayaa geeriyooday isaga oo da’diisu ahayd 91 jir. Waxa uu dalkaa maamulayey 30 sano. Warkan iyo warar ka la duwan oo caalamka ku saabsan, oo BBC Soomaali is ku soo dubbariday, hoos ka daawada:

https://youtu.be/5LcjATZFBng
Muuqaalka iyo sawirka: BBC Soomaali
Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS