Hargeysa: WADDANI Oo Sheegay In ay Soomaaliland Imanayaan Wefti Dhexdhexaadinaya Xukuumadda Iyo Xisbiyada
February 26, 2020 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Bashiir Xariir oo ka mid ah masuuliyiinta xisbiga mucaaradka ee WADDANI, ayaa sheegay in uu xisbiyada mucaaradka ah la soo xidhiidhay wakiilka EU u qaabilsan Soomaaliland iyo Soomaaliya, is la markaa na uu iman doona, si uu u dhexdhexaadiyo xukuumadda iyo xisbiyada, oo marar ka la duwan is ku maandhaafay guddidada doorashooyinka iyo hawlaha doorashada.

Muuqaalka iyo sawirka: Sahan Tv
Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS