Weriye Khaalid Foodhaadhi Oo Sheegay In Dil Loogu Hanjabay
February 26, 2020 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Weriye Khaalid Ismaaciil Cabdiraxmaan “Khaalid Foodhaadhi”, ayaa sheegay in dhawaan dil loogu hanjabay, is markaa na uu baadhitaan dheer ka dib, isaga oo arrintan la kaashanaya xeer ilaalinta iyo xarunta denbibaadhista ee Soomaaliland, waxa uu soo bandhigay qof leh telfoonka looga soo hanjabay. Waa na kan isaga oo ka warramaya sidii ay wax u dhaceen iyo go’aanka uu qaatay ee uu ku qancay.

Muuqaalka iyo sawirka: Sahan TV
Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS