Xisbiyada iyo Xukuumadda Oo Ka Heshiiyey Khilaafkii Doorashooyinka
February 27, 2020 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Xukuumadda iyo xisbiyada mucaaradka ah ee Soomaaliland, ayaa maanta shaaciyey in ay heshiish ka gaadheen murankii doorashooyinka goleyaasha wakiillada iyo degmooyinka.

Muuqaalka iyo sawirka: Madaxtooyada JSL
Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS