Weriye Axmed Siciid Cige Oo Ka Hadlaya Buuggiisa “WARJIRE”
February 27, 2020 - Written by C M

Hargeys-(GLN): Weriyaha ruugcaddaaga ah ee Axmed Siciid Cige, ayaa sheegay in habeen danbe (28 February) uu Hargeysa ku soo bandhigi doona, buug uu qoray oo uu u bixiyey “WARJIRE”. Kaas oo uu sheegay in uu xanbaarsan yahay waxqabadkiisii dhanka warbaahinta, oo ku siman afartan sannadood.

Muuqaalka iyo sawirka: Somali Cable
Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS