Xogtii Ugu Danbaysay Ee Corovirus Iyo Jabuuti Oo Laga Xaqiijiyey
March 18, 2020 - Written by C M

Jabuuti-(GLN): Dawladda Jabuuti, ayaa shaaca ka qaaday in qof qaba xanuunka Corovirus laga helay dalkaa, kaas oo ay sheegeen in uu ka yimi waddanka Spain.

https://youtu.be/7Mxkon_2YmE
Muuqaalka iyo sawirka: BBC Soomaali
Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS