Nin Naafo Ah Oo Tagsiile Ka Ah Hargeysa Oo Ka Sheekaynaya Dhib Lagu Hayn Jiray
March 23, 2020 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Caynaan Axmed Ismaaciil, waa nin lugaha naafo ka ah oo Hargeysa ku nool. Waa nin shaqaysta oo tagsi iyo maqaaxi ka ganacsada. Bal se waxa uu soo sheegay in markii uu bilaabay shaqada tagsiga in dadku yasi jireen, oo ay diidi jireen in ay raacaan. Waxa kale oo uu sheegay in culayska ugu weyn ee hadda haystaa uu yahay, xaaskiisa oo aragga naafo ka noqotay. Waxa na ku soo korodhay hawshii guriga, waa na aabbe lix carruur ahi u joogaam.

Muuqaalka iyo sawirka: Universal TV
Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS