Xaaladda Xanuunka Coronavirus Oo Sii Cakirmaysa
March 26, 2020 - Written by C M

Dadka u dhimanaya iyo kuwa uu haleeyo xanuunka safmarka ah ee Convid19, ayaa caalamka oo dhan kor u sii kacaysa. Qaaradda Afrika oo ka mid ah meelaha ugu danbeeyey ee xanuunku gaadhay, ayaa la sheegayaa in dhawr iyo afartan dal uu haleelay. Wararkii ugu danbeeyey ee Coronavirus, waxa is ku soo dubbaridday BBS Soomaali TV, daawasho wacan:

https://www.youtube.com/watch?v=6V16C0KKepA
Muuqaalka iyo sawirka: BBC Soomaali TV

Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS