Afrika Oo Uu Ku Sii Baahayo Coronavirus Iyo Dhimashada Oo Sii Badanaysa
March 30, 2020 - Written by C M

Xaaladda xanuunka Convid-19 ee caalamka oo dhan saameeyey, ayaa qaaradda Afrika ku sii baahaya, iyada oo dadka xanuunka u dhintay lagu sheegay 158 qof iyo 4880 kale oo xanuunka laga helay. Wararkii ugu danbeeyey ee xanuunka Convid-19, waxa soo uruuriyey BBC Soomaali TV.

Muuqaalka iyo sawirka: BBC Soomaali TV
Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS