Soomaaliland Oo Coronavirus Laga Helay Iyo Xaaladdii Ugu Danbaysay ee Xanuunka
March 31, 2020 - Written by C M

Jamhuuriyadda Soomaaliland, ayaa maanta shaacisay in laba qof oo ku ka la nool Berbera iyo Burco laga helay xanuunka Coronavirus.

Wararka kale ee Convid-19, dalka Isbaanishka ayey afar iyo labaatankii saacadood ee la soo dhaafay, waxa u geeriyooday in ka badan 800 oo qof.

https://www.youtube.com/watch?v=lEmQnIKeT6A
Muuqaalka iyo sawirka: BBC Soomaali TV

Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS