Raysalwasaarihii Hore Ee Soomaaliya Oo U Geeriyooday Coronavirus Iyo Wararkii U Danbeeyey Ee Xanuunka
April 1, 2020 - Written by C M

Alle ha u naxariistee raysalwasaarihii hore ee Soomaaliya, Nuur Xasan Xuseen “Nuur-Cadde”, ayaa dalka Ingiriiska ugu geeriyooday xanuunka Coronavirus, ka dib markii uu dhawaan xanuunku haleelay.

Taariikhda marxuum Nuur-Cadde iyo wararkii ugu danbeeyey ee Convid-19, waxa is ku soo dubbariday BBC Soomaali TV.

Muuqaalka iyo Sawirka: BBC Soomaali TV

Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS