Wararka Coronavirus: Isbaanishka (Spain) Oo 950 qof U Dhinteen Convid-19 Iyo Puntland Oo Bandoo Soo Rogtay
April 2, 2020 - Written by C M

Wararka dhiillada xanbaarsan ee la xidhiidha xanuunka Coronavirus ee caalamka oo dhan, ayaa mar ba marka ka sii danbaysa is ka soo daba dhacaya, iyadoo afar iyo labaatankii saacadood ee la soo dhaafay ay dalka Isbaanishka (Spain) xanuunka ugu geeriyoodeen tiro gaadhaysa 950 oo qof.

Muuqaalka iyo Sawirka: BBC Soomaali TV

Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS