Wararkii Ugu Danbeeyey Ee Coronavirus: Dhimashada Iyo Dadka Uu Haleelayo Oo Sii Badanaya
April 3, 2020 - Written by C M

Waddanka Maraykanka, ayaa safka hore ka galay dalalka uu sida xawliga ah ugu fidayo Concid-19, iyadoo dhimashadu marayso 6000, halka 245,000 qof oo kale uu ku dhacay. Waddamada Afrika ayaa sidoo kale uu xanuunku ku sii faafayaa.

Muuqaalka iyo Sawirka: BBC Soomaali TV

Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS