Maxamed Cabdi Xariir: “Qaadka haddii aanu galabtii soo carraabino, habeenkii waanu qaybin karnaa.”
April 5, 2020 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Maxamed Cabdi Xariir oo ka mid ah ganacsatada qaadka Soomaalilaand keena, ayaa soo dhaweeyey qobo ay soo saareen guddidada Convid-19, oo la xidhiidha in la yareeyo qaababka uu qaadku u faafin karo xanuunka Cororvirus.

https://www.youtube.com/watch?v=8YqJSL2uDEc&feature=youtu.be
Muuqaalka iyo Sawirka: SNLTV

Gacanlibaaxnews.com
News Desk

COMMENTS