Dadka U Dhintay Corovirus Oo Ka Badan 73,703 oo Qof Iyo Dadka Uu Haleelay Oo ah 1,324,907
April 6, 2020 - Written by C M

Tirada dadka u dhimanaya iyo kuwa uu ku dhacayo xanuunka Coronvirus, ayaa sare u kacaya, iyadoo qaaradda Afrika uu xanuunku ku sii faafayo. Wararkii ugu danbeeyey ee Convid-19, waxa is ku soo dubbariday BBC Soomaali TV.

https://www.youtube.com/watch?v=2wPrGIUTc_o&feature=emb_title
Muuqaalka iyo sawirka: BBC Soomaali TV

Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS