Wararkii U Danbeeyey Ee Koronafayras: Aas Wadareed Ka Socda New York Iyo Dadka Dhimanaya Oo Sii Badanaya
April 10, 2020 - Written by C M

Aas wadareed loo samaynayo dad badan oo u dhintay xanuunka Koronafayras, ayaa ka socda New York, halkaa oo tan iyo markii uu xanuunku ku dhuftay ay ku dhinteen 5150.

Wararkii ugu danbeeyey ee la xadhiidha xanuunka Convid-19, waxa is ku soo dubbariday BBC Soomaali TV ee hoos ka daawada:

Muuqaalka iyo sawirka: BBC Soomaali TV

Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS