Somaliland Oo Soo Saartay Go’aanno Lagu Xidhayo Maajiddada Iyo Xadadka
April 13, 2020 - Written by C M

Guddidada u xilsaaran xanuunka Koronafayras Soomaaliland, ayaa maanta soo saaray go’aanno ka la duwan, oo lagu yaraynayo faafitanka Convid-19, iyagoo go’aamiyey in 15 Abril, wixii ka danbeeyaa afar todobaad la xidhi doono maasijaddada.

Muuqaalka iyo sawirka: DMP

Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS