Wararkii Ugu Danbeeyey Ee Koronafayras Iyo Muqdisho Oo 35 Qof Laga Helay Xanuunka
April 14, 2020 - Written by C M

Wasaaradda Caafimaadka dawladda federaalka ee Soomaaliya, ayaa sheegtay in 35 qof oo cusub laga helay xanuunka Koronafayras, ka dib markii la badiyey baadhitaanka xanuunka.

Wararkii ugu danbeeyey ee Convid-19, waxa is ku soo dubbariday BBC Soomaali TV.

Muuqaalka iyo Sawirka: BBC TV

Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS