Xaaladihii Ugu Danbeeyey Ee Safmarka Koronafayras
April 16, 2020 - Written by C M

Xanuunka adduunka ka la xidhay ee dadka na ka la irdheeyey ee Convid-19, ayaa halistiisu sii baahaysaa, iyada oo dadka u geeriyooday ay marayaan 140,371 qof, halka ay u xanuusanayaan 2,113,226 qof oo kale. Wararkii ugu danbeeyey ee Koronafayras, waxa is ku soo dubbariday BBC Soomaali TV.

Muuqaalka iyo sawirka: BBC TV

Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS