Madaxweyne Muuse: “Dagaalka ka dhacay Fadhigaal aad iyo ayaan uga xumahay, ummadu na wey ka xun tahay.”
April 19, 2020 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliland, Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in wax laga xumaado ay tahay dagaalka saaka ka dhacay Fadhigaab, oo ka tirsan gobolka Sanaag. Halkaas oo ay ku dagaallameen laba beelood oo halkaas wada dega. Madaxweynaha oo sidan ka sheegay shirjaraa’id oo uu maanta qabtay, ayaa sida oo kale waxa uu si faahfaahsan uga hadlay xanuunka Convid-19.

Muuqaalka iyo Sawirka: Somaliland Channel

Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS