Hargeysa Oo Qaad Lagu Gubay
April 27, 2020 - Written by C M

Taliska ciidanka booliska Soomaaliland, ayaa maanta gubay 200 kiilo oo qaadka jebiska loo yaqaano ah, iyo ilaa 90 marduuf oo dadar ah. Kaas oo ay sheegeen in uu ahaa qaad kootarabaan ah, oo si sharcidarro ah waddanka loo soo geliyey, ka dib uu shalay dhaqan galay go’aan qaadka lagu joojiyey 25 cisho, oo ay soo saareen guddida qaabilsan xanuunka Convid-19.

Muuqaalka iyo sawirka: Saab TV

Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS