Muqdisho: Wiil Sameeyey Mishiinka Dadka Naqasku Hayo Lagu Xidho
April 27, 2020 - Written by C M

Maxamed Caddaawe, waa nin dhillinyaro ah oo ku nool Muqdisho. Waxa uu sameeyey mashiin macmal ah, oo si kumeelgaadh ah loogu isticmaali karo dadku uu naqasku qabto.

Muuqaalka iyo sawirka: Universal TV

Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS